Xaaladaha qaarkood, waxaa laga yaabaa inaad u baahato ama aad doorato inaad ka wareegto F/EA kale una wareegto CDCN. Xaaladahaas, waraaqaha kala-guurka ayaa looga baahan yahay EOR iyo qofka ka shaqeeya labadaba. Foomamka loo baahan yahay waxaa laga heli karaa khadka tooska ah: mareegaha CDCN ee: http://www.ConsumerDirectVA.com/forms