Haddii Hawl-wadeenku ku guuldareysto baaritaanka Diiwaanka Dhexe, waa inuu si toos ah go'aanka uga racfaan qaataa DSS. Macluumaadka ku saabsan nidaamkan waxaa laga heli karaa bogga internetka ee DSS ee: www.dss.virginia.gov/appeals/cps.cgi ama adoo wacaya VDSS lambarka (800) 552-3431 (lacag la'aan) ama (804) 726-7000.