Haa, CDCN waxay haysaa degel internet oo aad ka heli karto foomam aad daabacan karto iyo agab tababar sida hagayaal iyo muuqaallo si ay kuu caawiyaan. Agabka tababarka waxaa laga heli karaa degelkeena internetka ee www.cdc.org/a ... www.ConsumerDirectVA.com/training-materials.