Racfaannada ku saabsan natiijooyinka LEIE waxaa qoraal ahaan loogu diri karaa DMAS fakis ama boostada:
Fakis: (804) 452-5454
Boostada: Qaybta Rafcaanka
Waaxda Adeegyada Caawinta Caafimaadka ee Virginia
• 600 E. Wadada Broad
Richmond, VA 23219
Racfaanka waa in ay DMAS heshaa 30 maalmood gudahood laga bilaabo taariikhda warqadda ka timid CDCN ee diidaysa shaqada Ka-qaybgalaha.