Isbeddel kasta oo ku yimaada cinwaanka dhabta ah ee Macaamiisha waa in loo sheegaa xafiiska Waaxda Adeegyada Bulshada ee maxalliga ah (DSS). Fadlan la xiriir shaqaalahaaga u-qalma si aad u soo sheegto isbeddellada cinwaanka. CDCN waxay si toos ah uga heli doontaa cinwaanka cusub DSS.
Waxaad isticmaali kartaa bogga internetka ee DSS www.dss.virginia.gov/localagency/index.cgi (http://www.dss.virginia.gov/localagency/index.cgi) si aad u hesho macluumaadka xiriirka ee goobta kuugu habboon.