Qofka Shaqaalaha ah waxaa lacagtiisa lagu siin karaa iyada oo loo marayo CDCN oo keliya adeegyada la siiyo Qofka Shaqaalaha ah ee u qalma adeegyada Medicaid iyo Ka Dhaafitaanka. La xiriir shaqaalaha u-qalmitaanka Waaxda Adeegyada Bulshada (DSS) ee deegaankaaga si aad u hubiso in Ka-qaybgaluhu uu xaq u leeyahay adeegyada Medicaid.