Shabakadda Daryeelka Tooska ah ee Macmiilka (CDCN ama Consumer Direct) waa bixiyaha Maaliyadda/Wakiilka Loo-shaqeeyaha (F/EA) ee shakhsiyaadka
iska diiwaan gashanaa dhaafitaanka qaarkood iyada oo loo marayo Waaxda Adeegyada Caawinta Caafimaadka ee Virginia (DMAS). Sida
F/EA kaaga, waxaanu siinaa adeeg macaamiil sare iyo taageero Shakhsiyaadka Virginia oo dhan.